Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
 
Last Updated Tue, Dec. 04 2007 08:20 am-Mogadishu Somalia
Mas'uulyinta ugu sareysa DS oo Kenya ku sugan

Click here to find news in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 04, Dec. 07 ( Sh.M.Network)-3da mudane ee ugu sareysa dowladda Somalia ayaa hadda kusugan magaalada Nairobi ee waddanka Kenya, iyadoo madaxweynaha Somalia iyo Rw-ha ay maanta ka ambabaxeen magaalada baydhabo, xilli wali aan la ansixin xukuumaddii lasoo dhisay dhawaan.

Sida ay ku soo warameyso wariyaha Shabelle ee baydhabo Maryan Zaylac, waxa maanta mar qura garoonka Baydhabo ka dhoofay madaxda dowaldda gaar ahaan madaxweyne Yuusuf iyo Rw Nuur Cadde.

Ujeedka socdaalka madaxdan ayaa lagu sheegay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen kulumo caalami ah oo ka kala dhici doona waddamada qaar oo qaarkood looga hadlayo arrimo quseeya Somalia.

Sidoo kale guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa la tilmaamay in uu isna ku sugan yahay magaalada Nairobi oo uu dhawaan tagay.

Click here to find news in English

Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka


Shabelle Media Network Somalia

E-mail us:
info@shabelle.net

Email Us: news@shabelle.net


 

 

Shabelle news in Engli
Somalis Hope An All-inclusive Reconciliation To Conduce To Power-sharing Deal 28-june-07
Somalia IDPs Lose Hope of Life 28-june-07
Listen shabelle intervew with US Envoy to Somalia. 08,Nov,07
SOMALIA: SHABELLE CELEBRATES ITS FIFTH ANNIVERSARY06,May,07
Somali troops accused of looting and carjacking 01,May,07

 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Designed by: Baabul