Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
 
Last Updated Mon, Dec. 10 2007 08:00 am-Mogadishu Somalia
Xaaladda suuqa Bakaaraha oo saaka caadi ah

Click here to find news in English
Shabelle airs news in English
Mogdsihu 10, Dec. 07 ( Sh.M.Network)-Xaaladda Suuqa Bakaaraha maalmihii ugu dambeeyay ay ka dhacayeen iska hor imaadyo ayaa saaka degan iyadoo meelaha qaar wali aan la furin ganacsigii.

Mararka qaar ayaa waddooyinka 1aad iyo 2aad waxa laga maqlayaa dhawaqa rasaas ay ridayaan ciidamada dowlada Somalia oo labadii maalin ee laga soo gudbay ay ku qabsadeen waddooyinkaasi iska hore imaadayo sababay dhaawacyo iyo in uu qal qal ku yimaddo ganacsigii suuqa.

Inta la ogyahay iska hor imaadyadii dhacay labadii maalin ee la soo dhaafay ayaa ku dhaawacmay 4 ruux oo dhamantooda ahaa dhinacyadii uu iska hor imaadku dhex maray.

Gaadiidka dadweynaha ee waddada 1aad ayaa caadi u shaqeynaya saaka, iyadoo waddada Aadan Cadde ee Carwo Itko aaddana aanay maalmahanba isticmaali jirin wax gaadiid dadweyne ah.

Dadka u soo ganacsi taka iyo ganacstada qaar ayaa cabsiyo ka muujinaya in ay mar kale iska hor imaadyada ay dhacaaan, oo wali aanay u soo ka lihin suuqa.

Click here to find news in English

Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka


Shabelle Media Network Somali


E-mail us:
info@shabelle.net

Email Us: news@shabelle.net


 

 

Shabelle news in Engli
Somalis Hope An All-inclusive Reconciliation To Conduce To Power-sharing Deal 28-june-07
Somalia IDPs Lose Hope of Life 28-june-07
Listen shabelle intervew with US Envoy to Somalia. 08,Nov,07
SOMALIA: SHABELLE CELEBRATES ITS FIFTH ANNIVERSARY06,May,07
Somali troops accused of looting and carjacking 01,May,07

 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Designed by: Baabul