Last
Updated Fri, Dec.14 2007 08:00 am-Mogadishu Somalia
Ciidamo
Ethiopian ah oo gaari BL ah ku rasaaseeyay Muqdisho
Click
here to find news in English Shabelle airs news in English
Mugadishu 14,
Dec. 07 ( Sh.M.Network)-Ciidamo
Ethiopian ah ayaa rasaas oodda kaga qaaday gaari rakaab ahaa agagaarka
Caymiska ee Muqdisho xilli xaaladda deegaanadaasi maanta la sheegay
in ay aad u kacsan tahay.
Sida
ay Shabakadda warbaahinta Shabelle u sheegtay Ikraam Cabdi oo ka
mid ah dadka ku dhaqan xaafadda Caymiska, waxa ku dhaawacmay rasaastaasi
ay ciidamada ku fureen gaariga hal ruux oo haween ah oo xabadda
ay ka haleeshay dhinaca bowdada.