Dhageyso Sheekada Qoomamo ee Radio Shabelle

7

Muqdisho ( Sh.M.Network)- Halkaan ka dhageyso Sheekada Qoomamo  oo halkaan aad kala socotaan:

Sheekada qoomamo waa mid aalaaba aan ku wacyi gelinno Maleeshiyada iyo dadka cudurka qabyaaladda uu dillooday si aan u gaarno qaranimo toosan.

 

La wadaag

7 COMMENTS

  1. Magaceygu waa abdirizak hashi ali sarsar waxaan ahay saxafi waxaan kunoolahay kenya magalada nirobi hadii aad ubaahantihiin wariye ama saxafi niiga soo warama nairobi fadlan ila soo xariira +254703567742

  2. Runtii waa sheeko xiiso badan oo dhinacyo badan taabaneyso haba waxa ayna diiradda saareysaa dhammaan dhibaatooyinka la xiriira qabyaaladda, runtii waxaa amaan mudan Idaacadda Shabelle oo isku howshay qaabeyseyna hanaaanka ay dhageystayaaheeda uga haqab beeli karaan, waa sheeko xiiso leh, Mahadsanidiin shabelle shaqaalaheeda & Maamulkeeda.

  3. Asc shabele waxan idin wadaa codsi ah in aad shekadii filanwaa aad ku so dartan qeybta shekoyinka haddi la heli karo mahadsanidiin

  4. waa idin salaamay salaan kadib waxa aan idinka codsani sheekada filanwaa inoo soo geliya websitekiina fadlan codsigeega iga aqbala sheekadaa aad ayaan ugu baahnaa ee iga aqbala codsiga fadlan sheekadaa waxaa iga soo dalbaday wiil aan saaxiiba nahay oo ku nool qurbaha marka codsigeega iga aqbala

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo