Al Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Jubbaland+Sawirro

0

Jilib ( Sh.M.Network)-Al Shabaab ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulkaJubbaland oo hubkoodsita in  ay isku soo dhiibeen .

Waxaan  Degmada Jilib shalay ay ku soo bandhigeen illa 6 Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen maamulka Jubbaland ee uu hormuudka u yahay Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe.

Ciidamada la sheegay in ay isku soo dhiibeen Al Shabaab ayaa waxaa la tilmaamay in qaarkood ay ka tirsanaayeen ilaalada Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland.

Halkaan ka daawo Sawirada ay soo bandhigeen Al Shabaab:-

ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay1-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay2-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay3-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay4-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay5-640x416 ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay6-640x416

.

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo