Doorashooyinka Aqalka Sare ee ka soconayay Baydhabo iyo Kismaayo oo la soo gaba gabeeyay

0

Baydhabo (Sh M Network)—Baarlamaanka Maamulada Koonfur Galbeed, ayaa maanta oo Arbaco ah soo gaba gabeeyay doorashada Xubnaha Aqalka Sare ka soo galaya Degaanada Maamulkaasi.

Xubnaha Maamulka Koonfur Galbeed u matalaya Aqalka Sare ayaa waxaa ka mid ah laba Haween ah, ,maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya ay horey u balan qaaday in Haweenka la siin doono qoondadooda.

Waxaad halkan ka akhrisan kartaa Xubnaha maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo.

Zamzam Ibraahim Cali

Timiro Maxamed Cali

Xuseen Sheekh Maxamuud

Aadan Cabdi Aadan

Ilyaas Cali Xasan

Cabdikaafi Macalin Xasan

Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

Cabdulaahi Cabdi Jabriil

Dhinaca kale Baarlamaanka Maamulka Jubaland ayaa sidoo kale soo doortay 8-da Xubnood ee u matalaya Xubnaha Aqalka Sare ee Maamulkaasi.

Halkan ka Akhriso magacyada Xubnaha la doortay

Xasan Faarax Xujaale

Axmed Xaashi Maxamud

Cabdulahi Sheikh Ismaaciil

Mowliid Xuseen Guhaad

Axmed Cabdixafiid Maxamed

Iftiin xasan baasto

Axmed Macalin Cumar

Faadumo Xasan Aadan

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo