Muqdisho ( Sh. M. Network)-Waxaa maanta si rasmi ah Doorashooyinka Aqalka Sare uga bilowdeen Maamullada Koofur Galbeed iyo Jubbaland.

Kofur Galbeed ayaana la doortay Seneterkii ugu horreeyay ee Aqalka Sareu matalayay kaas oo ah Cabdikaafi Macallin Xasan.

Halka Jubbaland la soo warinayo in iyaguna la doortay Seneterro ay ka mid yihiin Xasan Faarax Xujaale iyo Axmed Xaashi Max’uud.

Wixii ku soo kordha doorashooyinkaas waxaan idinkugu soo gudbin doonaa Halkaan shabellenews.com.

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here