Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle oo la doortay

0

Jowhar (Sh M Network)—Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa goordhow waxaa loo doortay Cismaan Barre Maxamed.

Xilkan ayaa waxaa ku tartamayay Cismaan Barre Maxamed iyo Sheekh Abuukar Xasan Cali (Maqaney) iyadoona Mr. Cismaan Barre uu ku soo baxay in ka badan 60 Cod.

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo