Musharrixiinta Aqalka Sare Koofur Galbeed ka soo galaya oo Khudbadahooda Jeediyay

0

Baydhabo ( Sh.M.Network)-Xubnaha Musharrixiinta isu soo taagay Aqalka Sare ee maamulka Koofur Galbeedka ka soo galaya ayaa maanta Khudbado ka hor jeediyay Xildhibaanada maamulkaasi.

Waxaana Msuhariinta markaas doorashooda lagu wadaa in ay dhacdo maalinta beri ah sida Idaacadda Shabelle uu u  xqiijiyay Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed.

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya aya qorsheynaya in uu noqdo maamulkii 2aad ee soo gudbiya Xubnihiisa Golaha Aqalka Sare.

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo