Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxa ay gacanta ku dhigeen Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadu ay isku hareereeyeen Gaarigaas iyagoo shaki xoogan ka qaba in Qaraxyo waaweyn ay saaran yihiin.

Gaarigaasi ayaa lagu qabtay Xaafadda Suuqa weyn ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here