Baardheere ( Sh.M.Network)-Wafdi ka socda Hay’adda ICRC oo ah hay’ad Samafal oo caalami ah ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Wararka ayaa sheegaya in wafdiga oo ay la socdeen Xubno cadaan ay soo indha

Indheeyeen xaaladda ammaan ee degmadaasi muddo 12 sano kadib.

Waxaana ICRC qorsheyneysaa in howlgal samafal oo gar gaar ah ay ka fuliyaan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ka mid ah degmooyinka Istiraatiijiga ah oo dib looga qabsaday gacan ku heyntooda Dagaalamayaasha Al Shabaab.

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here