CREATOR: gd-jpeg v1.0 (using IJG JPEG v62), quality = 100

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dooda Jimcaha Shabelle.

Dooda Jimcaha ayaa maanta xiiso gaar ah xambaarsan waxaana ay ku saabsantahay Musuqmaasuqa lagu sameeyay Kuraasta Aqalka Hoose ee doorashooyinkii lagu qabtay Caasimadaha Maamul Goboleedyada.

Dooda Jimcaha waxaa ka qeyb galay Siyaasiyiin iyo Waxgarad kala duwan oo ay ka mid yihiin.

1: Dr Maxamuud Maxamed Culusow.

2: Xildhibaan Sheekh Cabdiqadir Cali Cumar

3: Salaad Muuse Warsame

4: Faarax Cadow Daahiye

Waxaana daadihinaya Wariye Maxamed Axmed Jimcaale:-

Hoos riix si aad u Dhageysato:-

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here