Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo loo baahday in wareeg 2aad la guda galo.

0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Waxaa Maagalada Muqdisho ka soconeysa Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wararka aan ka heleyno Golaha Shacabka ayaa sheegaya  in ay soo gaba gabowday Tirinta Codadka.

Waxaa laga yaabaa in loo baahdo Wareeg 2aad marka loo eego in ay aad isugu dhow yihiin Cabdiweli Ibraahim Muudeey iyo Faarax Sheekh Cabdiqaadir.

Hadaba Tartanka Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka ayaa ah mid aad u adag islamarkaana uu ka jiro loolan xoogan.

 

 

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo