Muqdisho ( Sh.M.Network)-Tartanka Doorashada  Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga soconaya Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada  Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa u codeynaya Musharrixiin kala duwan oo u taagan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin:-

1: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

2: Cabdifitaax Ibraahim Geeseey.

3: Cabdirashiid Maxamed Xidig.

4: Idiris Cabdi Dhaqtar.

Waxaana soconeysa Codeynta Wareega 1aad ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Halkaan kala soco Natiijada Shabellenews.com

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here