Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa Caawa Kooxo hubeysan ay Degmada Yaaqshiid ku Dileen Nin magaciisa lagu sheegay Maxudiin Amadi.

Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Marxuumka dilkiisa uu ka dhacay Xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in marxuumka uu ahaa Dalaal kala iibiya Dhulka.

Dableydii ka dambeysay Dilkaasi ayaa isaga baxsaday goobta.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Dilkan ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here