Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub.

0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub.

Waxaana Madaxweynaha uu sheegay in tani ay qeyb ka tahay ballamadii uu ka hor jeediyay Shacabka ee ku aadanaa in uu soo dhisi doono dowlad tayo iyo wax qabad leh.

Waxaana uu ka codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka in ay Codkooda Kalsoonida ah siiyaan Golaha Wasiirada Cusub.

Si kastaba Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta si rasmi ah u soo Magacaabay Golihiisa Wasiirada.

 

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo