Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Cusub.

Mr Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku dhawaaqay Wasiiro isugu jira Wajiyo Cusub iyo kuwa horay u soo shaqeeyay.

Xubnaha ugu cad cad ee la Magacaabay waxaa ka mid ah.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Eng Cabdiraxmaan Yariisow.

Wasiirka Maaliyadda Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Wasiirka Ganacsiga Khadro Axmed Ducaale.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye.

Wasiirka Gaashaandhiga Cabdirashiid Maxamed.

Filo Golaha Wasiirada oo faah faahsan oo aan halkaan idinkugu soo gudbin doono.

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here