DEG DEG: Dab Xoogan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

0

Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa goordhow uu dab xoogan ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Weli lama shaacin sababta keentay in halkaasi uu dab ka kaco.

Waxii warkan ku soo kordha kala soco www.shabellenews.com hadii Alla Idmo

 

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo