Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa Saaka Duleedka Magaalada Muqdisho lagu arkay Meydka Nin da’ahaa.

Meydkan Odaygan ayaa laga helay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee Duleedka Caasimada Soomaaliya, waxaana jirkiisa ka muuqday rasaas, sida Dadka Degaanka ay u sheegeen Idaacadda Shabelle.

Weli lama oga cidda ka dambeysa Dilkaasi.

Waxii warkan ku soo kordha kala soco www.shabellenews.com hadii Alla Idmo

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here