Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya.

0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu kulan la qaatay Safiirka dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay arrimo ay ugu Muhiimsan yihiin dib u dhiska Ciidanka Qalabka sida Soomaaliyeed.

Waxaana Ra’iisul Wasaaruhu ka dalbadya Dowladda Maraykanka in ay gacan ka geysato dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Mr Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay la kulmayay Safiiradda dalalka kala duwan ee Caalamka u matala Soomaaliya.

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo