Iska horimaad khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Sh.Hoose

0
Alshabab fighters fight from the road against the government forces as sporadic fighting is going on in Mogadishu, May 25, 2009. The President of Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Called Monday international help to fight against foreign fighters in Somalia, and claimed foreign meddling the internal affairs of Somalia. The United Nations accused Somalia’s militant group Alshabab, which is recognized as terrorist group by the UN and US, hosting about 1000 foreign fighters who are fighting alongside with them to topple the government. Alshabab political leader Sheikh Hussein Ali Fidow claimed the responsibility of the suicide bombing yesterday targeted to police station, but called the media to avoid calling the fighters as “foreigners” A man described as a foreigner had carried out a suicide attack which killed seven people including six police men and wounded 15 others. EPA/Badri Media.

Leego (Sh M Network)—Iska horimaad culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxuu ka dhacay Degaanka Leego ee Gobolka Sh.Hoose.

Iska horimaadkan ayaa yimid kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay weerareen maleeshiyaad hubeysan oo isbaaro dhigtay qeybo ka mid ah Degaanka Leego.

Guddoomiyaha Degaanka Leego ee Gobolka Sh.Hoose, Abuukar Al Cadaalla oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in iska horimaadka ay ka qeyb qaateen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Guddoomiye Al Cadaalla ayaa waxuu sheegay in uu jiro dhaawaca 5 Ruux, isagoona tilmaamay in ay jirto xiisad u dhaxeysa labada dhinac.

Inta badan ,Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose ayaa waxaa ku dirira Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaad hubeysan kuwaasi oo qaarkood soo dhigta Isbaaro.

 

 

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo