Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la xisaabtamaya qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumaddiisa.

0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Lagu wadaa in la xisaabtan ku sameeyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumaddiisa.

Mr Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo horay u ballan qaaday in uu la xisaabtamo doono Wasaaradaha Xukuumaddiisa ayaa u muuqda mid ka dhabeynaya.

Waxaana maanta la filayaa in uu la xisaabtamo Wasaarado ay ka mid yihiin , Maaliyadda, Arrimaha Gudaha iyo tan Amniga.

Tallaabadaan ayuu doonayaa Ra’iisul Wasaaruhu in uu kula socdo heerka waxqabadka Wasaaradaha iyo  ka hortagga Musuqmaasuqa.

 

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo