Shil khasaaro geystay oo ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho

0

Muqdisho (Sh M Network)—Shilkan oo geystay khasaro u badan dhaawac ayaa waxuu ka dhacay Degaanka Ceel-macaan ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Shilkan ayaa yimid kadib makii Gaari nuuca xamuulka qaada uu ku dhacay mid kale oo la socdeen Dad Shacab ah.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay ugu yaraan 4 Ruux oo mid haweeney tahay ay ku dhaawacmeen Shilkaasi.

Ugu dambeyn, Waxuu intaasi ku daray in khasaaraha uu badan karo maadaama sida uu tilmaamay Dadka badan ay ku hoos jiraan labada gaari ee isku dhacay.

La wadaag

Fikirad Lagama Dhiibanin

Fadlan Fikiraada Saliimka ka dhiibo