Muqdisho ( Sh.M.Network)-Waxaa Goor dhow Qarax aad u xoogan oo si weyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Muqdisho uu ka dhacay Nawaaxiga Xarunta degmada Wadajir gaar ahaan Suuqa weyn ee degmadaasi.

Qaraxa oo aan weli faah faahin Rasmi ah laga heyn nuuciisa,  Bartilmaameedkiisa iyo weliba Khasaaraha ka dhashay ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan.

Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa u kuur galeysa sidii ay idiinla soo socodsiin lahayd Qaraxaasi ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Halkaan kala soco wixii ku soo kordha.

 

Soo Dhiibo Fikirkaada, Waa Inoo Muhiim

Please enter your comment!
Please enter your name here