Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
|Chat|Ra'yiga|
On Shabelle Radio
  Bar. Qubanaha
  Bar. Jaaliyadaha
  Bar. Todobaadka
  Bar. Fanka
  Saadaasha
  Heeso
  Old Site
  Ganacsiga
  Tartamada
Tartan aqoooneed ka shabelle
The Profile of Jacfar Mohamed Ahmed (Jacfar Kuukaay)
Shaqsiyadda
Magaca: Jacfar Maxamed Axmed (Jacfar Kuukaay)
Taariikhda Dhalashada: Jowhar - 1980
Heerka Waxbarashada:
Jaamacad
Luuqadaha: Somali & English
Email: jacfarkukay@hotmail.com,
Ciwaan: Sudan -- Khartoum
Telephone:00249912799408

Jacfar Kuukaay
Jacfar Kuukaay
Waqtiga uu ku soo biirey Shabelle
Jacfar Maxamed Axmed (Jacfar Kuukaay) Waxa uu ku soo biirey shabakada Warbaahinta Shabelle Sanadkii 2004, Waxa uuna si toos ah uga howlgalay Xarunta Shabelle ee wadanka Suudaan.

Kaalinta uu hayo.
Hadda waxa uu yahay Wariyaha Shabelle uga soo warama wadanka Suudaan.

Bilowga Waxbarasho:
Jacfar Maxamed Axmed (Jacfar Kuukaay) Waxa uu ku soo qaatay waxbarashadiisa Qur'aanka iyo Dugsiga hoose magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe, halka degsiga dhexena uu ku soo qaatay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, isagoo dugsiga sarena uga baxay magaalada Muqdisho sanadku markuu ahaa 2001 dii halka waxbarashadiisa Jaamacadnimo uu iminka ku qaadanayo wadanka Sudan.

Ka hor Saxaafadda:
Waxa uu ahaa Ardey wax ka baran jirey dugsiyada magaalada Muqdisho
Warar Maqal ah
Sat 8am 1:30Pm 7pm
Sun 8am 1:30Pm 7pm
Mon 8am 1:30Pm 7pm
Tues 8am 1:30Pm 7pm
Wed 8am 1:30Pm 7pm
Thurs 8am 1:30Pm 7pm
Fri 8am 1:30Pm 7pm
Important Article
The potential Catastrophe that somalis ignored
Max'ed X. Cadow
MorganMorgan oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Diiradda
Qudbad xasaasi ah
C/laahi YusufQudbad xasaasi ah uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta
Shabelle Staffs
 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Dby: Baabul