Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
|Chat|Ra'yiga|
On Shabelle Radio
  Bar. Qubanaha
  Bar. Jaaliyadaha
  Bar. Todobaadka
  Bar. Fanka
  Saadaasha
  Heeso
  Old Site
  Ganacsiga
  Tartamada
Tartan aqoooneed ka shabelle
The Profile of Ahmed Omar Hashi (Ahmed Taajir)
Magaca: Ahmed Omar Hashi: (Ahmed Taajit )
Taariikhda iyo Goobta Dhalashada: Burco -1970
Guurka: Soo Guursaday
Heerka Waxbarashada: Jaamacad
Luqadaha: Somali iyo English: Fahan: Italy, E-Mail: axmedtaajir25@hotmail.com, axmedtaajir@shabelle.net
Tel: Mobile 00252-1275494: Mog/W/dhiiglee
y

Axmed Cumar Xaashi
Ahmed Omar Hashi
Waqtiga uu ku soo biiray Shabelle
Axmed Cumar Xaashi (Axmed Taajir), waxa uu Shabelle ku soo biiray bishii Aprill sanadkii 2003-da, waxa uuna ka howlgalay qeybta wararka iyo Barnaamijyada ee Shabakada xarunteeda magaalada Muqdisho.

Kaalinta uu hayo
Hadda waxa uu yahay War Aqriyaha Subax kasta, waxa uuna soo saaraa Barnaamijyada fanka iyo Suugaanta, tahniyadaha iyo salaamaha iyo sahanka nabadda, waxa uu sidoo kale ka mid yahay Shabelle Marketing Dept.

Meelaha uu ka soo shaqeeyay.
Axmed Cumar Xaashi (Axmed Taajir) waxa uu ahaa weriye ka soo shaqeeyey idaacado dhowr ah oo ku yaallay magaalada caasimada ee Muqdishu sanadahii 2000 ilaa 2002, isagoo ka soo hayey barnaamijyo badan, waxa uuna ahaa Tifaftirahii ugu dambeeyay ee idaacadda STN

Ka hor Saxaafada:
Waxa uu ahaa macalin wax ka dhigi jirey dugsiyo Private ah oo ku yaala gudaha iyo dibadda dalka mudo 15 sano ah.

Dabcigiisa.
Waa nin ku dhex jira fanka, heesahana alifa, isla markaana yaqaana sida loo garaaco Gitaarka, laakiin aan shaqo u aheyn.

Warar Maqal ah
Sat 8am 1:30Pm 7pm
Sun 8am 1:30Pm 7pm
Mon 8am 1:30Pm 7pm
Tues 8am 1:30Pm 7pm
Wed 8am 1:30Pm 7pm
Thurs 8am 1:30Pm 7pm
Fri 8am 1:30Pm 7pm
Important Article
The potential Catastrophe that somalis ignored
Max'ed X. Cadow
MorganMorgan oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Diiradda
Qudbad xasaasi ah
C/laahi YusufQudbad xasaasi ah uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta
Shabelle Staffs
 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Dby: Baabul