Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
|Chat|Ra'yiga|
On Shabelle Radio
  Bar. Qubanaha
  Bar. Jaaliyadaha
  Bar. Todobaadka
  Bar. Fanka
  Saadaasha
  Heeso
  Old Site
  Ganacsiga
  Tartamada
Tartan aqoooneed ka shabelle
The Profile of Bile Abdulaahi Ali
Magaca: Bile C/laahi Cali
Taariikhda iyo Goobta Dhalashada:Muqdisho -1965
Guurka: Soo Guursaday
Heerka Waxbarashada: Jaamacad
Luqadaha: Somali iyo English



Bile Claahi Cali
Bile Abdulahi Ali
Waqtiga uu ku soo biiray Shabelle
Bile C/laahi Cali waxa uu Shabelle ku soo biiray bishii August sanadkii 2002-da, waxa uuna ka howlgalay qeybta Barnaamijyada ee Shabakada xarunteeda Muqdisho.

Kaalinta uu hayo
Hadda waxa uu soo saaraa Barnaamijka Iftiinka islaamka ee ka baxa shabelle habeenka jimcaha.

Xirfadaha Shaqo
Waxa uu ku shaqeyn karaa Computerka iyo sidoo kale xifad baranimo uu leeyahay.

Waxa uu ka soo shaqeeyay:
Bile C/laahi Cali oo ka mid ah soosaarayaasha Barnaamijyada idaacadda Shabelle waxa uu horey uga soo shaqeeyay idaacadda Codka Jamhuuriyada Soomaaliya, isagoo ka soo noqdey agaasime K/xigeen, sidoo kale waxa uu ka soo howlgalay idaacada STN gaar ahaan qeybta TV ga.

Ka hor Saxaafada:
Bile C/laahi Cali inta uusan ku soo biirin bahda saxaafadda waxa uu horey u ahaa ganacsade iyo bare waxa ka soo dhigay dugsiyada qaar ee magaalada Muqdisho, isagoo ka bixinjirey maadooyin kala duwan.


Warar Maqal ah
Sat 8am 1:30Pm 7pm
Sun 8am 1:30Pm 7pm
Mon 8am 1:30Pm 7pm
Tues 8am 1:30Pm 7pm
Wed 8am 1:30Pm 7pm
Thurs 8am 1:30Pm 7pm
Fri 8am 1:30Pm 7pm
Important Article
The potential Catastrophe that somalis ignored
Max'ed X. Cadow
MorganMorgan oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Diiradda
Qudbad xasaasi ah
C/laahi YusufQudbad xasaasi ah uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta
Shabelle Staffs
 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Dby: Baabul