Shabelle Media Network In Partner With Europian Union
|Chat|Ra'yiga|
On Shabelle Radio
  Bar. Qubanaha
  Bar. Jaaliyadaha
  Bar. Todobaadka
  Bar. Fanka
  Saadaasha
  Heeso
  Old Site
  Ganacsiga
  Tartamada
Tartan aqoooneed ka shabelle
The Profile of Abdi Shakuur Xaashi
Magaca: C/shakuur Xaashi Maxamed (Shakra)
Dhalashada:
Muqdisho - 1988
Heerka Waxbarashada: Dugsi Sarre Luuqadaha: Somali & English
Email: Xshakra@hotmail.com, Newshakraa@hotmail.com Ciwaan: Muqdisho-Wardhiigley- Geed jaceyl
Telephone: 00252-1-5568285/62296432
C/shakur Xaashi Maxamed
C/shakuur Xaashi
Waqtiga uu ku soo biirey Shabelle
C/Shakuur Xaashi Maxamed (Shakra) Waxa uu ku soo biirey shabakada Warbaahinta Shabelle October 25, 2004, Waxa uuna si toos ah uga howlgalay Xarunta Shabelle ee Muqdisho.

Kaalinta uu hayo.
Hadda waxa uu yahay Farsamayaqaan ka tirsan shabakada Warbaahinta Shabelle Xirfadaha Shaqo.Waxa uu yahay Farsamo yaqaan ku shaqeyn kara howlaha iyo qalabka warbaahinta, sidoo kale waxa uu ku shaqeyn karaa barnaamijyada loo adeegsado warbaaahinta sida Barnaamijka loo yaqaan Adobe Audition, sidoo kale waxa uu yahay Koronto yaqaan.

Bilowgii Waxbarasho

C/shakuur Xaashi Maxamed (Shakra) oo ah Farsamo Yaqaan ka tirsan idaacadda Shabelle waxa uu soo qaatay dugsiga Sarre iyo barashada Computerka magalada Muqdisho, sidoo kale waxa uu dhameystay tababar la xiriira korontada mudo 6 bilood ah xarunta tababarka farsamada warshadaha ee Xero Jarmal, waxa uuna soo qaatay seminaaro badan oo ku saabsan howlaha warbaahinta.

Ka hor Saxaafadda:
Waxa uu ahaa Ardey dhigan jirey Dugsiga Sarre Alpha school ee magaalada Muqdisho.
Warar Maqal ah
Sat 8am 1:30Pm 7pm
Sun 8am 1:30Pm 7pm
Mon 8am 1:30Pm 7pm
Tues 8am 1:30Pm 7pm
Wed 8am 1:30Pm 7pm
Thurs 8am 1:30Pm 7pm
Fri 8am 1:30Pm 7pm
Important Article
The potential Catastrophe that somalis ignored
Max'ed X. Cadow
MorganMorgan oo ka qeyb qaatay Barnaamijka Diiradda
Qudbad xasaasi ah
C/laahi YusufQudbad xasaasi ah uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta
Shabelle Staffs
 
 
© 2005 Shabelle Media Network All Rights Reserved, Dby: Baabul