Waqtiga
uu ku soo biirey Shabelle
Ibraahin
Maxamed Cali (Ibaraahinyare) Waxa uu ku soo biirey shabakada Warbaahinta
Shabelle February 26, 2006, Waxa uuna si toos ah uga howlgalay Xarunta
dhexe ee Muqdisho.
Kaalinta
uu hayo.
Hadda
waxa uu yahay Farsamayaqaan shabakada Warbaahinta Shabelle Xrunta
dhexe ee muqdisho ka howl gala.
Xirfadaha
Shaqo.
Waxaa
uu aqoon u leeyahay howlaha qalabka warbaahinta, sidoo kale waxa
uu ku shaqeyn karaa barnaamijyada loo adeegsado warbaaahinte ee
softwareka loo yaqaan Adobe Audition, Cool edit, sonny forge,
Meelaha uu ka soo shaqeeyay.
Ibraahin
Maxamed Cali (Ibaraahinyare) oo ah Farsamo Yaqaan ka tirsan idaacadda
Shabelle waxa uu la soo shaqeeyay warbaahino kale oo ka jira gudaha
wadanka Somaaliya sida - Radio Muqdisho Codka Jmahuuriyadda soomaaliya
TNG, iyo Radio xamar (V.O.D)
Ka
hor Saxaafadda:
Waxaan ahaa Arday
|