|
|
| The
Profile of Jamaal Ahmed Osman |
Magaca:
Jamaal Axmed Cismaan.
Taariikhda iyo Goobta Dhalashada:
Muqdisho -1985
Guurka: Maya
Heerka Waxbarashada: Dugsi sare
Luqadaha: Somali iyo English iyo Arbic dhexdhaxaad:
E-Mail: jamaalaxmed@hotmail.com,
jamaloves@yahoo.com
Tel: Mobile 00252-1589785/Mogadishu
|
 |
| Jamaal
Axmed |
Waqtiga
uu ku soo biiray Shabelle
Jamaal Axmed Cismaan waxa uu Shabelle ku soo biiray bishii Marso
sanadkii 2006-ta, waxa uuna ka howlgalay qeybta Wararka ee Shabakada
xarunteeda Muqdisho.
Kaalinta uu hayo
waxaa uu ka mid yahay Reportarada idaacadda Shabelle waana kuxigaanka
madaxa wararka ahna soo saaraha wararka galab kasta.
Waxa
uu ka soo shaqeeyay:
Jamaal Axmed Cismaan oo ka mid ah soosaarayaasha Wararka
idaacadda Shabelle waxa uu horey uga soo shaqeeyay idaacadda East
African Radio sanadihii 2004 illaa iyo 2005 tii, Daljir iyo ETN
TV oo ku labaduba ku yaal G/ka W/bari ee waddanka Somalia sidoo
kale waxaa uu yahay wariye ka soo shaqeeyey web pagyo iyo Qaar ka
mid ah wargeysyada ka soo baxa Muqdisho.
Ka hor Saxaafada:
Jamaal Axmed Cismaan inta uusan ku soo biirin bahda saxaafadda waxa
uu ahaa ardey wax ka baran jirey iskuulada ku yaala magaalada Muqdisho.
|
|
|